Artwork

Το περιεχόμενο παρέχεται από το MAAN. Όλο το περιεχόμενο podcast, συμπεριλαμβανομένων των επεισοδίων, των γραφικών και των περιγραφών podcast, μεταφορτώνεται και παρέχεται απευθείας από τον MAAN ή τον συνεργάτη της πλατφόρμας podcast. Εάν πιστεύετε ότι κάποιος χρησιμοποιεί το έργο σας που προστατεύεται από πνευματικά δικαιώματα χωρίς την άδειά σας, μπορείτε να ακολουθήσετε τη διαδικασία που περιγράφεται εδώ https://el.player.fm/legal.
Player FM - Εφαρμογή podcast
Πηγαίνετε εκτός σύνδεσης με την εφαρμογή Player FM !

Falanqeynta dib-u-eegista afarta cutub ee dastuurka

48:11
 
Μοίρασέ το
 
Manage episode 409233051 series 3531255
Το περιεχόμενο παρέχεται από το MAAN. Όλο το περιεχόμενο podcast, συμπεριλαμβανομένων των επεισοδίων, των γραφικών και των περιγραφών podcast, μεταφορτώνεται και παρέχεται απευθείας από τον MAAN ή τον συνεργάτη της πλατφόρμας podcast. Εάν πιστεύετε ότι κάποιος χρησιμοποιεί το έργο σας που προστατεύεται από πνευματικά δικαιώματα χωρίς την άδειά σας, μπορείτε να ακολουθήσετε τη διαδικασία που περιγράφεται εδώ https://el.player.fm/legal.

Bishii Janaayo 2024, Golaha shacabka ayaa meelmariyey habraac lagu dhameystiraayo Afarta cutub ee ugu horreeya dastuurka federaalka KMG ah, 12-ka Febraayo, ayaa loo gudbiyay baarlamaanka afarta cutub, Sida ku cad jadwalka dooda golaha wadajirka baarlaamanka ayaa la soo gebagebeeyay 23-ka Maarso, waxaa xigeysa codeynta saddex-meelood laba meelood ku ansixinayaan baarlamaanka ee wadajirka ah.

Cutubka 1-aad ee dastuurka ayaa quseeya ku dhawaaqista Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna ka kooban yahay sagaal qodob. Cutubka 2aad wuxuu qeexayaa xuquuqda iyo waajibaadka aasaasiga ah ee muwaadiniinta, wuxuuna ka kooban yahay 32 qodob. Cutubka 3aad wuxuu la xidhiidhaa dhulka, hantida iyo deegaanka, wuxuuna ka kooban yahay lix qodob. Cutubka 4aad wuxuu ka hadlayaaa Matalaadda shacabkawuxuuna ka kooban yahay 15 qodob. cutubka 4aad wuxuu ku salaysan yahay heshiiska doorashada GWQ 27ka Meey 2023, Puntland ayaan qayb ka ahayn heshiiskaas, waa cutubka aad looga kala aragti duwan yahay.

Podcasti-gan waxaa marti nooga ah Mahad Wasuge oo ah Agaasimaha Somali Public Agenda iyo Cilmi baare, Mahad iyo Cabdiraxiim ah agaasimaha MAAN ayaa ku falanqeynayaa afart Cutub uga horeysey Dastuurka KMG dooddiisa todobaadkan soo dhamaatey.
Podcasti-gan waxaa soo saara Madasha Aqoonyahanka Aragtida Nool - MAAN
@maan_hq, @malaguuwarramay & @xiiranesir (the host)
"Thanks for listening"

  continue reading

3 επεισόδια

Artwork
iconΜοίρασέ το
 
Όλα τα επεισόδια

×
 
Loading …

Καλώς ήλθατε στο Player FM!

Το FM Player σαρώνει τον ιστό για podcasts υψηλής ποιότητας για να απολαύσετε αυτή τη στιγμή. Είναι η καλύτερη εφαρμογή podcast και λειτουργεί σε Android, iPhone και στον ιστό. Εγγραφή για συγχρονισμό συνδρομών σε όλες τις συσκευές.

Οδηγός γρήγορης αναφοράς