Shadiya Mohamed δημόσια
[search 0]
Περισσότερα
Download the App!
show episodes
 
Loading …
show series
 
Send us a text "Waxaan doortay meeshii la igu aasi lahaa. Ma soo booqan doontaa ? Kaalay dabadeedna hadal, kana dhig maalinta salaasada . Salaasa ayaad iman jirtay badanka. Waxa aynu nahay dadkii salaasada. Waad igu iman qabrigeyga sawmaaha? Si aad mushkiladahaaga iigu sheegtid?" “Marka aan dhinto ka dib, adigu hadal ana waan ku dhegaysani”…
  continue reading
 
Send us a text Dirkii Sacmaallada , waxa qorey Axmed Ibraahin Cawaale, waxa uuna kaga hadlayaa si hufan sooyaalka iyo ilbaxnimadii Soomaalida , sida oo kale waxa uu kaga jawaabay buuggan weydiimaha ay ka mid yihiin halka ay Soomaalidu ka soo jeedo asal ahaan iyo badhxanka isirka Soomaaliyeed , gaar ahaan waxa ka jira Carabnimada Soomaalida.…
  continue reading
 
Loading …

Οδηγός γρήγορης αναφοράς