Short Somali Stories for children. In each episode there is something that children could learn. Sheekooyin Soomaaliyeed oo carruurta loo turjumay, sheeko kasta waxa jira wax ay carruurtu baran karaan. You can get activity sheets for each episode. https://beacons.ai/sheekooyinafsomali Instagram https://www.instagram.com/sheekooyinafsomali/
…
continue reading
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
…
continue reading
In this podcast, we'll dive deep into the Somali language, its rich culture, and traditions. Whether you're an absolute beginner or someone looking to enhance your Somali language skills, this podcast is for you. https://sites.google.com/view/learnsomalilanguage24/home - NEW WEBSITE!! Got Questions? You can reach me at khadarosman1441@gmail.com😊
…
continue reading
Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka. Waxaanan ku f ...
…
continue reading
None
…
continue reading
Hehehehehehe
…
continue reading
UMM AL-QURA CENTRE
…
continue reading
A description of Somali MIgrational flows Cover art photo provided by Jason Leem on Unsplash: https://unsplash.com/@jleeems
…
continue reading
This is my podcast!
…
continue reading
Bringing you innovative discussions to change your mindset for the better.
…
continue reading
Hosted by Yasmin & Hani, the Quintessentially Somali podcasts presents its audience with intellectual conversations from politics and social issues to exciting creative events, exhibitions and social life taking place in the heart of London. Come and join us!
…
continue reading
We're gonna talk about the immigrant experience from Somalia along with some other stuff.
…
continue reading
Podcast by All Things Somali
…
continue reading
By John, Xavier, Nathan, and Max
…
continue reading
The reality of a refugee living in the US
…
continue reading
We'll be talking about awesome stories which will inspire you.
…
continue reading
Daily Somali Radio programs by Adventist World Radio
…
continue reading
Somali Public Radio is news and public affairs discussion program produced in columbus Ohio for Somali Community in United States and around the world.
…
continue reading
Alternative view on Political, conflict, social situation analysis and to try and find a solution through my experience in Somalia. I'm not going to be kind to anyone and my views are Impartial. You have a right to not agree with me but that doesn't mean we can't get along does it? #SomaliLivesMatter
…
continue reading
Haircare Specialist of 27yrs Product developer Haircare expert!! Support this podcast: https://podcasters.spotify.com/pod/show/natasha-somalia/support
…
continue reading

1
===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya / "Good News", "Gospel Songs", "Words of Life" - Main Languages Used in Somalia ...
Tze-John Liu
===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya==== (Somali, Carabi Standard, Carabi, Ta'Izzi Yemeni, Yemeni Carabi, Carabi Ta'izzi-Adeni, Carabi Taa'izzi-Adeni Taa'izzi, Carabi Ta'izzi-Adeni Adeni, English, Af Maay, Afar(Afaraf) , Swahili, Talyaani, Baluchi Makrani, Baluchi(Bari), Baluchi(Galbeed):Pakistan,Turkiga, Aweer) ===== أخبار سارة" ، "ترانيم الإنجيل" ، "كلمات الحياة" - اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومال ===== ( ...
…
continue reading
Waxaa xalay dab ka kacay masaajidka Dalaberg ee Uddevalla. Wasaaradda Arrimaha Dibadda , ayaa dadka ku sugan dhul gariirka Koonfur Bari Aasiya ku boorinaysa in eey dadkooda la xariiran. Nin 18 jir ah ayaa lagu soo oogay eedeymo isku day dil ah.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
This episode is Ramadan special, the struggle of fasting as a young adult
…
continue reading
In this episode, we learn five useful Somali phrases. Waa caadi meaning it’s alright . Dhib maleh - no problem. Waa shaqadaada - it’s up to you, it’s your job Maxaa kaa galay - why do you care? Yaan lagu maqlin- don’t let anyone heard you. Thank your for listening and until next time, take care!
…
continue reading
Nin ku nool Örebro,ayaa helay ogolaansho inuu ku sii nagaado Iswiidhan. Dadka ku kaca xadgudubyada waaweyn ee gaadiidka oo mustaqbalka weyn kara shatiga Yurub oo dhan. Suqiyadda alaabta la isticmaalay ayaa hoos u dhacay.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Tirada hawlgallada xag-jirnimada midigta ee Iswiidhan ayaa si yar u kordhay. Laga soo bilaabo 15-ka Abriil, waxaa jiri doona mamnuucid waraabin ah dhanka Gotland. Qof Iswiidhish ayaa shalay fiidkii ku guuleystay 1,25 bilyan oo kronor.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Qof looga daweeynayay dhaawac rasaas ah isbitaalka jaamacadda ee Örebro. Dadka deggan Karlskoga waxaa lagula talinayaa in ay karkariyaan biyaha tuubada. Mucjiso iftiin ah oo gariirad buluugga u eg ayaa xalay iftiimisay qaybo ka mid ah dalka.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Bartamaha Jönköping oo daadad harqiyeen. Kiis loogu magac daray maxkamad u qabasho ayaa lagu soo oogay wiil da' yar.. Magaalada Malmö ayaa xalay rasaas lagu furay guri dabaq ah.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Ma jiro qof lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa dilka ninkii gubay Qur'aanka. Macallin ku dhejiyay warqado foolka carruurta. Labo qof ayaa dhimatay kadib shil helikobtar.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Askar iswiidhish oo ka tirsan ciidammada Nato oo jebiyay xeerka anshaxa. JO: Maxaabiista waa inay timaha xiiran karaan, in loo oogolaado mashiinnadda timaxiirka. Shaqaale uu mashiin ka jaray afar farood.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Dilkii ka dhacay xaafadda Märsta. Dhaca deytinka amashukaansiga aaladda internetka. Dhowr ashkato oo loo gudbiyey JO.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Macallin carruurta afka ka sharooteeyey oo shaqada laga eryay. Daawo fayraska RS ka difaaceysaa dhammaan dhallaanka cusub. Warbixinno ku saabsan hanjabaad iyo cunfi loo geystay markhaatiyaal.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Dawooyinka oo qaali noqonaya. Qiimaha cuntada iskuullada. Matoorada doonyo la xaday.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Labo nin ayaa xalay ka baxsaday xero qaxooti xiran oo ku taalla Åstorp, Skåne. Qarax xooggan ayaa fiidnimadii khamiistii shalay ka dhacay guri ku yaalla Göteborg. Xilliga hargabka ayaa si gaar ah aad ugu haleelay bukaannada da'da yar.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Wadarta sicir-bararka ayaa ahaa 2.9 boqolkiiba bishii Feberaayo. Qof kale oo lagu daryeelayay isbitaalka Örebro ayaa la soo saaray. Dhaqtar sare oo ka tirsan cisbitaalka jaamacadda Sahlgrenska ee magaalada Göteborg ayaa shaqada laga eryay.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Siyaasadda cimilada Iswiidhan oo uu is bedel ku yimid. 7.2 boqolkiiba xooga shaqaalaha ayaa ah shaqo la'aan, sida uu xafiiska shaqada sheegay. Haweeney ayaa ku geeriyootay isbitaal kadib markii takhtar ku qornaa qaybta degdega oo imanin.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
12 qof oo biyo ku qarqamey labadii bilood ee sannadka ugu horreeyey. Dhoofinta qalabka militariga Iswiidhen oo kordhay sannadkii hore 2024-kii. Farshaxaniiste Britta Marakatt-Labba ayaa samaysay mid ka mid ah farshaxanada ugu wanaagsan qarnigan.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
Iswiidhen oo Qaza ku taagereysa 300 milyan oo koroon. Nin ayaa dacwad loogu oogay dilkii Ica Maxi ee Norsborg. Carruur iskuulka barbaarinta dhigata oo afka sharooto looga duubay.Από τον Sveriges Radio
…
continue reading
…
continue reading
…
continue reading